Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaal iyo qaraxyo ka dhacay Qooqaani

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland oo shalay ka baxay magaalada Kismaayo kuma sii jeeday degaanka Dhoobley ee isla gobolka Jubbada hoose ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxaa uu ku qabsaday duleedka degaanka Qooqaani oo 150-Km u jirta magaalada Kismaayo. Weerarkan ayaa yiimid ka dib Al-shabaab oo ka war helay in ciidamadaas ay wadada ku soo … Continue reading Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaal iyo qaraxyo ka dhacay Qooqaani